Xaaf oo ku laabanaya Dhuusamareeb ka dib khilaafkii isaga & saaxiibadiis ahlu Suna

Madaxweynaha Galmudug  ee waqtigiisu dhammaaday Axmed Ducaale Geelle (Xaaf)  ayaa bilo ka dib maanta ku laabanaya magaalada Dhuusamareeb ka dib khilaafkii dhexmaray isaga iyo saaxiibadiisii hore ee ahlu sunna, kaasoo keenay inuu ka soo tago halkaas. Wararka ayaa sheegaya inuu Xaaf uu ku biiri doono wafdiga uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ee ku … Continue reading Xaaf oo ku laabanaya Dhuusamareeb ka dib khilaafkii isaga & saaxiibadiis ahlu Suna